Tiitos 3:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Mid kastoo halkan ila jooga wuu ku soo salaamayaa. Fadlan iigu salaan kuwa nagu jacel iimaanka. Nimcada Illaahey kuligiin ha idin la jirto. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH15 Kuwa ila jooga oo dhammu way ku soo salaamayaan. Igu salaan kuwa iimaanka nagu jecel. Nimco ha idinla wada jirto. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah15 Kuwa ila jooga oo dhammu way ku soo salaamayaan. Igu salaan kuwa iimaanka nagu jecel. Nimco ha idinla wada jirto. Se kapitlet |