Tiitos 3:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Waxaan qorsheynayaa inaan mar dhow kuu soo diro Artemaas ama Tukhikos. Oo markii midkood yimaado, ku dadaal inaad igula kulanto Nikobolis, waayo waxaan go’aansaday inaan halkaas joogo xiliga qabowga. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markaan kuu soo diro Artemaas ama Tukhikos aad ugu dadaal inaad iigu timaado Nikobolis, waayo, waxaan goostay inaan xilliga qabow meeshaas joogi doono. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah12 Markaan kuu soo diro Artemaas ama Tukhikos aad ugu dadaal inaad iigu timaado Nikobolis, waayo, waxaan goostay inaan xilliga qabow meeshaas joogi doono. Se kapitlet |