Online Bibel

- Annoncer -

Tiitos 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Waa inuu aad u aaminaa fariinta aaminka ah ee la baray. Kadibna wuxuu awoodi doonaa inuu kuwa kale ku dhiirigeliyo waxbaridda runta ah, iyo weliba inuu tuso qaladka kuwa kasoo hor jeeda.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 isagoo xajinaya hadalka aaminka ah oo ah sidii loo baray, inuu awoodo inuu cilmiga runta ah ku waaniyo oo ku canaanto kuwa muranka miidhan ah.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

9 isagoo xajinaya hadalka aaminka ah oo ah sidii loo baray, inuu awoodo inuu cilmiga runta ah ku waaniyo oo ku canaanto kuwa muranka miidhan ah.

Se kapitlet Kopi

Tiitos 1:9

Følg os:

Annoncer

Annoncer