Tiitos 1:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Wax walba waa u daahir kuwa qalbigoodu daahirka yahay, laakiin waxba daahir uma aha kuwa aan rumeysanin oo qalbigoodu waxa xun ka buuxo. Kuwaas qalbigooda iyo damiirkoodaba wey qaribmeen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH15 Kuwa daahirka ah wax waluba waa u daahir, laakiin kuwa nijaasaysan oo aan rumaysadka lahayn waxba daahir uma aha, laakiinse kaskooda iyo niyadooduba waa nijaasoobeen. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah15 Kuwa daahirka ah wax waluba waa u daahir, laakiin kuwa nijaasaysan oo aan rumaysadka lahayn waxba daahir uma aha, laakiinse kaskooda iyo niyadooduba waa nijaasoobeen. Se kapitlet |