Online Bibel

- Annoncer -




Rooma 1:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Ugu horeyn waxaan magaca Ciise Masiix Illaahey ugu mahadcelinayaa idinka dartiin, sababtoo ah iimaankiina waxaa laga ogaaday aduunka oo dhan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Marka hore waxaan Ilaahay xagga Ciise Masiix ugu mahad naqayaa kulligiin, maxaa yeelay, rumaysadkiinna waxaa lagaga warramaa dunida oo dhan.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

8 Marka hore waxaan Ilaahay xagga Ciise Masiix ugu mahadnaqayaa kulligiin, maxaa yeelay, rumaysadkiinna waxaa lagaga warramaa dunida oo dhan.

Se kapitlet Kopi




Rooma 1:8

Følg os:

Annoncer


Annoncer