Rooma 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Dartiis ayaan ku helnay nimcada iyo shaqada rasuulnimo aan dadka aan Yuhuudda ahayn ugu yeerno adeecidda ku timaada iimaanka magaciisa dartiis. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH5 kan aannu ku helnay nimco iyo rasuulnimo, inaannu addeecidda rumaysadka magiciisa daraaddiis ugu geeyno quruumaha oo dhan. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah5 kan aannu ku helnay nimco iyo rasuulnimo, inaannu addeecidda rumaysadka magiciisa daraaddiis ugu geeyno quruumaha oo dhan. Se kapitlet |