Online Bibel

- Annoncer -




Rooma 1:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Wax ayey xantaan, wax xun ayey dadka ka sheegaan, Illaaheyna wey neceb yihiin, waa dad rabshad badan oo isla weyn, wey madax adagyihiin oo wey faanaan. Waxey ka fikiraan wado cusub oo ey xumaan ku sameeyaan dadkani waalidkood ma ixtiraamaan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 iyo kuwa wax xanta, iyo kuwa Ilaah neceb, iyo kuwa wax caaya, iyo kuwa kibirka badan, iyo kuwa faanka badan, iyo kuwa wax shar ah hindisa, iyo kuwa waalidkood caasiga ku ah,

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

30 iyo kuwa wax xanta, iyo kuwa Ilaah neceb, iyo kuwa wax caaya, iyo kuwa kibirka badan, iyo kuwa faanka badan, iyo kuwa wax shar ah hindisa, iyo kuwa waalidkood caasiga ku ah,

Se kapitlet Kopi




Rooma 1:30

Følg os:

Annoncer


Annoncer