Rooma 1:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Sidaa darteed Illaahey wuxuu u ogolaaday iney damacooda xun raacaan. Xitaa dumarkoodu waxey galmadii dabiiciga ahayd ku beddesheen mid aan dabiici aheyn. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH26 Saas daraaddeed Ilaah wuxuu u daayay damacyo ceeb ah; waayo, dumarkoodu isticmaalkii loo abuuray waxay ku beddeleen mid ka gees ah kii loo abuuray. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah26 Saas daraaddeed Ilaah wuxuu u daayay damacyo ceeb ah; waayo, dumarkoodu isticmaalkii loo abuuray waxay ku beddeleen mid ka gees ah kii loo abuuray. Se kapitlet |