Rooma 1:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Ammaanta Illaahey ee weligeed ah ayey ku beddeleen sanamyo loo ekeysiiyay binu aadan aan waareyn, shimbirro, xayawaan iyo xamaarato. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH23 Ammaantii Ilaaha aan dhimanin ayay ku beddeleen sanam u eg nin dhimanaya iyo haad iyo xayawaan iyo waxa bogga ku gurguurta. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah23 Ammaantii Ilaaha aan dhimanin ayay ku beddeleen sanam u eg nin dhimanaya iyo haad iyo xayawaan iyo waxa bogga ku gurguurta. Se kapitlet |