Matayos 1:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo daacad u ah Sharciga Muuse, laakiin ma uusan rabin inuu dadka hortooda ku ceebeeyo, sidaa darteed wuxuu rabay inuu si qarsoon u furo. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH19 Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso, wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah19 Ninkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso, wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo. Se kapitlet |