Online Bibel

- Annoncer -

Matayos 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Haddaba abtirsiimada oo dhan laga soo bilaabo Ibraahim illaa Daa’uud waa afar iyo toban, Daa’uud illaa waqtigii Baabuloon loo wadayna waa afar iyo toban, waqtigii Baabuloon loo waday illaa Masiixana waa afar iyo toban.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Haddaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa'uud waa afar iyo toban oday, Daa'uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday, waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 1:17

Følg os:

Annoncer

Annoncer