Markos 9:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Laakiin Butros ma garaneynin wuxuu ka hadlayo waayo aad ayey u cabsadeen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waayo, ma uu garanaynin wuxuu ku jawaabo, maxaa yeelay, aad bay u baqeen. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Sababti maasan aghonin waẖas kuhadlo; sababti waẖa gashey a̱bsi weyn. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah6 Waayo, ma uu garanaynin wuxuu ku jawaabo, maxaa yeelay, aad bay u baqeen. Se kapitlet |