Online Bibel

- Annoncer -




Markos 7:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Dadka aad iyo aad ayey u yaabeen oo waxey yiraahdeen, “Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyaa, wuxuu bogsiiyay qof aan wax maqli karin oo xitaa hadalku dhibo.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Aad iyo aad bay ula yaabsanaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyey. Kuwa dhegaha la' wax buu maqashiiyaa, kuwa carrabka la'na wax buu ka hadliyaa.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Waẖay uguḋeygagen ghias laan, waẖay kuhadlayen: Waẖu subiyey kuli fia̱n, kuwa ḋegaha laa wa subiya ha maghlane, iyo kuwa a̱rablana ha hadlane.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

37 Aad iyo aad bay ula yaabsanaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyey. Kuwa dhegaha la' wax buu maqashiiyaa, kuwa carrabka la'na wax buu ka hadliyaa.

Se kapitlet Kopi




Markos 7:37

Følg os:

Annoncer


Annoncer