Markos 7:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Kadib Ciise wuxuu ka tagay deegaankii Turos ku dhawaa, wuxuuna maray Siidoon oo yimid wartii Galili illaa gobolka Dekabolis. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH31 Mar kale ayuu soohdimaha Turos ka soo tegey oo Siidoon maray oo badda Galili yimid, soohdimaha Dekabolisna ayuu soo dhex maray. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Hadana waẖu kabeẖey sohdinti Turo iyo Sidon, waẖu yimid tan iyo badi Galilaya, sohdinti Dekapoli ḋaẖdedha. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah31 Mar kale ayuu soohdimaha Turos ka soo tegey oo Siidoon maray oo badda Galili yimid, soohdimaha Dekabolisna ayuu soo dhex maray. Se kapitlet |