Online Bibel

- Annoncer -

Markos 7:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Markaas ayaa naag gabadheeda ruux wasakh leh qabtay maqashay halkii uu Ciise joogay. Isla markiina wey u timaaday oo lugihiisa isku tuurtay.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Kolkaasaa naag gabadheedu jinni wasakh leh qabtay ayaa warkiisa maqashay, oo intay timid ayay lugihiisa isku tuurtay.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Sababti nagto, geber tedha jini ayghabtey, ya maghashey khabar kisa, way uimatey, waẖay ugukuftey luga hisa.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

25 Kolkaasaa naag gabadheedu jinni wasakh leh qabtay ayaa warkiisa maqashay, oo intay timid ayay lugihiisa isku tuurtay.

Se kapitlet Kopi

Markos 7:25

Følg os:

Annoncer

Annoncer