Markos 7:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waayo waxyaalahaas qalbiga ma galaan ee caloosha ayey galaan kadibna suuliga la geeyo.” (Ciise markii uu waxyaalahan ka hadlayay cuntada oo dhan ayuu xalaal ka dhigay.) Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH19 Waayo, qalbigiisa ma galaan, laakiin calooshiisay galaan, oo waxay ku dhacaan meesha lagu xaaro. Sidaasuu cuntada oo dhan ku nadiifiyey. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Sababti kamagalayo ghalbiga, a̱losha mahee, kaba̱di waẖay ubaẖan darab oy ḋahiriyan hunguriga kuli. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah19 Waayo, qalbigiisa ma galaan, laakiin calooshiisay galaan, oo waxay ku dhacaan meesha lagu saxaroodo. Sidaasuu cuntada oo dhan ku nadiifiyey. Se kapitlet |