Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:50 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

50 waayo iyagoo dhan ayaa arkay oo isku naxay. Isla markii ayuu iyaga la hadlay oo ku yiri, “Ha welwelina! Waa Anigee. Ha cabsanina.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

50 Waayo, way wada arkeen, wayna nexeen. Markiiba wuu la hadlay oo ku yidhi, Kalsoonaada, waa aniga ee ha baqina.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

50 sababti kuli way arken, way neẖen. Asagana marko wa lahadley, waẖu kuyiri: Isghalbi adkeya, wa aniga, ha a̱bsanina.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

50 Waayo, way wada arkeen, wayna nexeen. Markiiba wuu la hadlay oo ku yidhi, Kalsoonaada, waa aniga ee ha baqina.

Se kapitlet Kopi




Markos 6:50

Følg os:

Annoncer


Annoncer