Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Markaas ayaa Ciise ugu jawaabay, “Idinku siiya wax ey cunaan.” Markaas ayaa xertii isaga ku yiraahdeen, “Miyaadan garaneyn taasi iney u baahantahay lacag badan! Oo ma waxaad rabtaa inaan lacagtaas badan ku bixino wax la cuno?”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Miyaannu tagnaa inaannu soo iibinno laba boqol oo dinaar oo kibis ah oo aannu siinno inay cunaan?

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Wa jawabey, wahu kuyiri: Siya idinka hunguri. Waẖay kuḋehen: Ma uka̱na inan kusogadno laba boghol dinar kibsa an sino, ha u̱nane?

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

37 Kolkaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Miyaannu tagnaa inaannu soo iibinno laba boqol oo dinaar oo kibis ah oo aannu siinno inay cunaan?

Se kapitlet Kopi




Markos 6:37

Følg os:

Annoncer


Annoncer