Online Bibel

- Annoncer -




Markos 6:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Laakiin dad badan ayaa Ciise u imaanayay oo kuwa kalana wey tagayeen, rasuulladiina ma eysan helin waqti ey wax ku cunaan, sidaa darteed Ciise wuxuu iyaga ku yiri, “Kaalaya aan tagnee meel cidla ah oo aan nasanee.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Markaasuu iyaga ku yidhi, Keligiin kaalaya cidlada, wuxoogaana ku nasta. Waayo, kuwii imanayay iyo kuwii tegayay way badnaayeen, nefis ay wax ku cunaanna ma lahayn.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

31 Waẖu kuyiri: Kaleya idinka keligina mel faraghad ah an dad lehen kunefsada kisto. Sababti waẖa jiren kuwa badan oimanayen otagayen, manaayan lehen nafas ay kuu̱nana.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

31 Markaasuu iyaga ku yidhi, Keligiin kaalaya cidlada, waxoogaana ku nasta. Waayo, kuwii imanayay iyo kuwii tegayay way badnaayeen, nefis ay wax ku cunaanna ma lahayn.

Se kapitlet Kopi




Markos 6:31

Følg os:

Annoncer


Annoncer