Markos 6:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Xertii Yooxanaana markey arintan maqleen ayey yimaadeen oo qaateen jirkiisi wey xabaaleen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH29 Tan goortii xertiisii maqashay, ayay yimaadeen oo meydkiisii qaadeen oo aaseen. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Asaẖab tisa kolkey maghlen khabarka, way imaden, waẖay ghaden meyd kisa, waẖay kuẖabalen ghaburto. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah29 Tan goortii xertiisii maqashay, ayay yimaadeen oo meydkiisii qaadeen oo aaseen. Se kapitlet |