Online Bibel

- Annoncer -

Markos 6:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Markaas ayey gabadhii dhaqso ugu laabatay boqorkii oo ku tiri, “Waxaan doonayaa inaad hadda madaxa Yooxanaa Baabtiisaha saxan igu siiso.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Kolkiiba boqorkii ayay dhaqso ugu timid oo weyddiisatay iyadoo leh, Waxaan doonayaa haddaba madaxii Yooxanaa Baabtiisaha inaad xeedho igu siiso.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Marko ḋaghsey kugashe suldanka hortisa, way tugtey, waẖay tiri: Waẖan raba inad igusiso hadaẖalkan ẖerada madeẖi Yohana Batisayo.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

25 Kolkiiba boqorkii ayay dhaqso ugu timid oo weyddiisatay iyadoo leh, Waxaan doonayaa haddaba madaxii Yooxanaa Baabtiisaha inaad xeedho igu siiso.

Se kapitlet Kopi

Markos 6:25

Følg os:

Annoncer

Annoncer