Markos 5:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Ciise markii uu arintan maqlay ayuu ku yiri Yayros kan sunagogga hogaamiya, “Ha cabsan ee iimaan lahaw.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH36 Mar alla markuu Ciise maqlay hadalka lagu hadlay, wuxuu taliyaha sunagogga ku yidhi, Ha baqin ee iska rumayso. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Marko, Yesu kolku maghley hadalki luguhadlayey, wahu kuyiri ninki uweyna sunaguga: Ha a̱bsanin, amin keli. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah36 Mar alla markuu Ciise maqlay hadalka lagu hadlay, wuxuu taliyaha sunagogga ku yidhi, Ha baqin ee iska rumayso. Se kapitlet |