Markos 5:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Ciise goortii uu doonta fuulay oo baxayay ayaa ninkii ruuxyada wasakhda leh laga saaray ka baryay inuu isaga soo raaco. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH18 Intuu doonnida fuulayay, kii jinniyada qabi jiray ayaa baryay inuu raaco. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 Asagana kolku fuley donida, ki jiniga ghabey wa tugey, ha lajire asaga. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah18 Intuu doonnida fuulayay, kii jinniyada qabi jiray ayaa baryay inuu raaco. Se kapitlet |