Markos 4:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Isla markii ayuu kacay oo canaantay duufaantii iyo hirarkii oo ku yiri, “Aamus oo deg!” Kadibna duufaantii ayaa degtay oo wax walbana wey wada aamuseen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH39 Kolkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)39 Watosey, waẖu a̱nantey dabesha, waẖu kuyiri bada: Amus oẖasil. Dabeshi way ḋamatey, waẖey noghotey shwar weyn. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah39 Kolkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday. Se kapitlet |