Markos 4:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Beeraleydu habeenkii wey seexdaan subixiina wey soo kacaan, laakiin abuurkii wuu baxaa wuuna weynaadaa iyagoo aan garaneynin sida ey ku dhacday. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH27 Isagu waa hurdaa, waana kacaa maalin iyo habeenba, oo abuurku waa baxaa oo weynaadaa, laakiin si ay tahay isagu garan maayo. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Asagana wa seẖda, wa kaa̱ haben iyo malin, aburtana way baẖda, oyweynata, sidusan oghonin asaga. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah27 Isagu waa hurdaa, waana kacaa maalin iyo habeenba, oo abuurku waa baxaa oo weynaadaa, laakiin si ay tahay isagu garan maayo. Se kapitlet |