Markos 3:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Reerkiisa markey maqleen arintan ayey u yimaadeen si ey xaafada ugu wadaan, oo waxey yiraahdeen, “Wuu waalanyahay.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH21 Xigtadiisii goortay maqleen, ayay u soo baxeen inay qabtaan, waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa waalan yahay. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Kolkey khabarka helen gharaba disa, waẖay ukae̱n iney soghabtan, sababti waẖay ḋehen: Wa aghli beley. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah21 Xigtadiisii goortay maqleen, ayay u soo baxeen inay qabtaan, waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa waalan yahay. Se kapitlet |