Markos 15:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Dadkii badnaa ayaa u yimid Bilaatos oo weydiistay, inuu sameeyo sidii caadadiisu ahayd oo usii daayo maxbuus. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH8 Dadkii badnaa ayaa Bilaatos u kacay oo bilaabay inay doonaan inuu u sameeyo siduu u samayn jiray. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Makhlugha way ghayliyen oybilaben iney tugan, ha usubiyo sidi dasturtu subin jirey. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah8 Dadkii badnaa ayaa Bilaatos u kacay oo bilaabay inay doonaan inuu u sameeyo siduu u samayn jiray. Se kapitlet |