Markos 15:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Haddaba maalinta Dabaaldaga Iidda kormaridda taliyaha caadadiisu waxey ahayd inuu dadka usii daayo maxbuus oo ey dadku doorteen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH6 Iiddaas wuxuu iyaga u sii dayn jiray maxbuuskay doonayeen. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Wakhtigi ida waẖu ufura maẖbusko mid kasta oy dorten. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah6 Iiddaas wuxuu iyaga u sii dayn jiray maxbuuskay doonayeen. Se kapitlet |