Online Bibel

- Annoncer -

Markos 15:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markaas ayaa mar labaad Bilaatos Ciise weydiiyay oo ku yiri, “Ma ka jawaabeysid miyaa? Ma u jeedid miyaa waxyaalahan lagugu dacweeyay oo dhan.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Pilato wa warsadey hadana: Sow hadal ma jawabeysid? Firi sidey ad kuguashtakeynayin.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan.

Se kapitlet Kopi

Markos 15:4

Følg os:

Annoncer

Annoncer