Online Bibel

- Annoncer -




Markos 15:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Midkood ayaa orday oo suuf ku dhex riday khamro dhanaan, kadibna ul ku muday Ciisana u dhiibay si uu bishimaha ugu qoysto. Isaga oo dhahaya, “Iska dhaaf aan aragnee in Eliyaas yimaado oo halkaas kasoo dejiyo.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Mid baa orday, oo geed isbonji la yidhaahdo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo, wuxuuna yidhi, Daaya aannu aragnee inuu Eliyaas yimaado oo soo dejiyo.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

36 Ninko ba ordey, waẖu kushubey barkima waraba khal, waẖu sarey ḋun a̱us ah, wa uwarabiyey, waẖu yiri: Ḋafa, an aragne, hadu Eliya uimanayo inu kasodejinayo.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

36 Mid baa orday, oo geed isbonji la yidhaahdo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo, wuxuuna yidhi, Daaya aannu aragnee inuu Eliyaas yimaado oo soo dejiyo.

Se kapitlet Kopi




Markos 15:36

Følg os:

Annoncer


Annoncer