Markos 15:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Markii qaar ka mid ah kuwii agtaagnaa maqleen hadalkaas, waxey yiraahdeen, “Dhageysta wuxuu u yeeranayaa Eliyaas.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH35 Kuwa ag taagnaa qaarkood ayaa goortay maqleen yidhi, Eeg, wuxuu u yeedhayaa Eliyaas. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Kuwi jogen gharkodha omaghlayen, waẖay ḋehen: Waẖu uyeraya Eliya. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah35 Kuwa ag taagnaa qaarkood ayaa goortay maqleen yidhi, Eeg, wuxuu u yeedhayaa Eliyaas. Se kapitlet |