Markos 15:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Markey iskutallaabta ku qodbeen waxey ahayd saddex saac oo subaxnima. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waxayna ahayd saacaddii saddexaad oo iskutallaabta ay ku qodbeen. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Waẖay eheyd saa̱di sedaẖad, stalabtey kughodben. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah25 Waxayna ahayd saacaddii saddexaad oo iskutallaabta ay ku qodbeen. Se kapitlet |