Markos 15:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markey ku jeesjeeseen kadib waxey ka siibeen dharkii guduudnaa waxeyna u geliyeen dharkiisi. Kadibna waxey u kaxeeyeen iney iskutallaabta ku qodbaan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH20 Goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii guduudnaa ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Kolkey kuḋelen, waẖay kafuren maradi gadudneyd oyuguntiyen marya hisa, waẖay uwaden bananka stalabta ha kughodbane. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah20 Goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii guduudnaa ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo. Se kapitlet |