Markos 15:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayaa Bilaatos weydiiyay Ciise, “Ma waxaad tahay boqorka Yuhuudda?” Ciise ayaa ugu jawaabay, “Adiga ayaa yiri.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH2 Bilaatos wuxuu weyddiiyey, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Pilato wa uwarsadey: Ma adiga ah suldanki Yahud? Asagana wa jawabey, waẖu kuḋehey: Adiga tiri. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah2 Bilaatos wuxuu weyddiiyey, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi. Se kapitlet |