Online Bibel

- Annoncer -




Markos 15:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Askartiina waxey Ciise u kaxeeyeen xaruunta gudoomiyaha, waxeyna iskugu yeereen askartii kale oo dhan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Markaasaa askartii isaga geeyeen barxaddii dhexdeeda, taasoo la odhan jiray Baraytoriyon, waxayna isugu yeedheen askartii oo dhan.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

16 Askartina waẖay uwaden Yesu gosada ḋaẖdedha meshi ẖukunka, waẖay isuguyeren askarti oḋan.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

16 Markaasaa askartii isaga geeyeen barxaddii dhexdeeda, taasoo la odhan jiray Baraytoriyon, waxayna isugu yeedheen askartii oo dhan.

Se kapitlet Kopi




Markos 15:16

Følg os:

Annoncer


Annoncer