Online Bibel

- Annoncer -




Markos 15:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Bilaatos oo dadkii ka farxin rabey ayaa Baraabbas iyaga u soo daayay. Wuxuuna amray iney Ciise garaacaan oo ey iskutallaabta ku qodbaan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Bilaatos wuxuu doonayay inuu sameeyo waxa dadku raalli ka yahay, sidaa darteed ayuu Baraabbas u sii daayay, oo goortuu Ciise karbaashay ayuu u dhiibay in iskutallaabta lagu qodbo.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

15 Pilatona waẖu je̱ladey inu subiyo waẖu rali kuyahay makhlugha, waẖu ufurey Barabba, waẖu ubiẖiyey Yesu, kolku garae̱y, ha lugughodbe stalabta.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

15 Bilaatos wuxuu doonayay inuu sameeyo waxa dadku raalli ka yahay, sidaa darteed ayuu Baraabbas u sii daayay, oo goortuu Ciise karbaashay ayuu u dhiibay in iskutallaabta lagu qodbo.

Se kapitlet Kopi




Markos 15:15

Følg os:

Annoncer


Annoncer