Markos 15:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Markaas ayaa Bilaatos iyaga ku yiri, “Balse maxaan ku sameeyaa kan aad dhahdaan waa boqorka Yuhuudda?” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH12 Bilaatos baa mar kale u jawaabay oo ku yidhi, Haddaba maxaad doonaysaan inaan ku sameeyo kan aad ugu yeedhaan Boqorka Yuhuudda? Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 Pilato wa jawabey mar kale, waẖu kuyiri: Maẖad rabtan hade inan kusubiyo kan, ad kushegeysan suldanki Yahud? Se kapitletKitaabka Quduuska Ah12 Bilaatos baa mar kale u jawaabay oo ku yidhi, Haddaba maxaad doonaysaan inaan ku sameeyo kan aad ugu yeedhaan Boqorka Yuhuudda? Se kapitlet |