Online Bibel

- Annoncer -

Markos 14:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Dadka masaakiinta ah weligood ayey idin la joogi doonaan, oo waqtigaad doontaan ayaad caawin kartaan. Laakiin anigu weligiin idin lama joogi doono.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan. Markaad doonaysaan wax wanaagsan waad u samayn kartaan. Aniguse mar walba idinlama joogo.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 sababti beri walba masakinta way idinlajogan, kolkad rabtan oḋan, wahad usubin kartan waẖ fia̱n, ilowse aniga idinlamajogi beri walba.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

7 Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan. Markaad doonaysaan wax wanaagsan waad u samayn kartaan. Aniguse mar walba idinlama joogo.

Se kapitlet Kopi

Markos 14:7

Følg os:

Annoncer

Annoncer