Online Bibel

- Annoncer -

Markos 14:66 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

66 Butros oo weli jooga deyrka, ayaa gabar wadaadka sare adeege u ahayd timaaday.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

66 Butros intuu hoosta joogay xaggii barxadda, waxaa u timid mid ka mid ah hablihii wadaadkii sare u shaqaynayay,

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

66 Petrona kolku jogey hos gosada ḋaẖdedha, waẖa timid adomahi wadadki weyna mid dodha,

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

66 Butros intuu hoosta joogay xaggii barxadda, waxaa u timid mid ka mid ah hablihii wadaadkii sare u shaqaynayay,

Se kapitlet Kopi

Markos 14:66

Følg os:

Annoncer

Annoncer