Online Bibel

- Annoncer -

Markos 14:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 “Runtii waxaan idin ku leeyahay, mar dambe ma cabi doono miraha geedka canabka ah illaa maalinta aan boqortooyada Illaahey kaga cabi doono iyadoo cusub.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Runtii waxaan idinku leeyahay, Mar dambe midhaha geedka canabka ah kama cabbi doono ilaa maalinta aan boqortooyada Ilaah ka cabbi doono kan cusub.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Amin waẖan idin leyahay: Ma a̱bayo marna mirahi sabibta tan iyo berigan kua̱bi dono kuwa u̱suban suldanimadi Ilahey ḋaẖdedha.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

25 Runtii waxaan idinku leeyahay, Mar dambe midhaha geedka canabka ah kama cabbi doono ilaa maalinta aan boqortooyada Ilaah ka cabbi doono kan cusub.

Se kapitlet Kopi

Markos 14:25

Følg os:

Annoncer

Annoncer