Online Bibel

- Annoncer -




Markos 14:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Wiilka Aadanahu waa inuu dhinto siduu qoraalku sheegayo. Waxey hoog u tahay midka Wiilka Aadanaha gacangelinaya! Ninkaas waxaa u roonaan lahayd in uusan dhalanin.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Wilki Aden wa taga sidi luguḋigey, ilowse wa hogisa nin kas obiẖinayo Wilki Aden! Waẖa uroned inan laḋalin nin kas.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

21 Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.

Se kapitlet Kopi




Markos 14:21

Følg os:

Annoncer


Annoncer