Online Bibel

- Annoncer -




Markos 14:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Xertiina wey baxeen oo waxey aadeen magaaladii oo wixii Ciise ku yiri ayey la kulmeen. Sidaa darteed waxey diyaariyeen cashada Iiddii kormaridda.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Xertiisii ayaa baxday oo magaalada gashay, wayna heleen siduu u sheegay, oo cashada Iidda Kormaridda ayay diyaargareeyeen.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

16 Way beẖen asaẖab tisa, waẖay imaden beledka, waẖay arken sidu shegey, waẖay tayariyen pasaka.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

16 Xertiisii ayaa baxday oo magaalada gashay, wayna heleen siduu u sheegay, oo cashada Iidda Kormaridda ayay diyaargareeyeen.

Se kapitlet Kopi




Markos 14:16

Følg os:

Annoncer


Annoncer