Markos 13:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Is ilaaliya! Waayo ma garaneysaan waqtiga ey waxyaalahan dhici doonaan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH33 Iska jira oo soo jeeda, waayo, ma ogidin wakhtigu goortuu yahay. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Firiya, sojeda, otukada, sababti ma taghanin kolkey noghoneyso wakhti gas. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah33 Iska jira oo soo jeeda, waayo, ma ogidin wakhtigu goortuu yahay. Se kapitlet |