Markos 13:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Dadku markey dhibaatoodaan kadib, “ ‘Qoraxdu wey madoobaan doontaa, dayaxuna iftiin ma lahaan doono. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH24 Laakiin wakhtigaas, dhibtaas dabadeed, qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayaxuna ma nuuri doono, Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Ilowse berya has ḋib kas kaba̱di ghoraẖda way madobaneysa, dayaẖana ma biẖi nayo nur kisa, Se kapitletKitaabka Quduuska Ah24 Laakiin wakhtigaas, dhibtaas dabadeed, qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayaxuna ma nuuri doono, Se kapitlet |