Online Bibel

- Annoncer -

Markos 12:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Daa’uud ayaa Ruuxa Quduuska ah ka dhex hadlay oo yiri, “ ‘Rabbiga ayaa Sayidkeyga ku yiri, “Fariiso gacanteyda midig illaa aan cadowgaaga cagahaaga hoos keeno.” ’

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Daa'uud qudhiisuna, isagoo Ruuxa Quduuskaa ku hadlaya, ayuu wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

36 Sababti Daud naftisa waẖu kuhadley ẖogi Nafta Ghudus ah: Ilahey waẖu kuyiri Siydiy keyga: Faḋiso midig teyda tan iyo intan kagelinayo a̱dowa dadha a̱ga hadha hostodha.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

36 Daa'uud qudhiisuna, isagoo Ruuxa Quduuskaa ku hadlaya, ayuu wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo.

Se kapitlet Kopi

Markos 12:36

Følg os:

Annoncer

Annoncer