Markos 11:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Kadib waxey Ciise ugu jawaabeen, “Ma garaneyno.” Ciise ayaa yiri, “Aniguna idiin ma sheegi doono awoodda aan waxyaalahan ku sameynayo.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Way jawaben, waẖay kuḋehen Yesu: Ma naghan. Yesuna waẖu kuyiri: Anigana idin ma shegayi amar sidee ban kusubiya waẖ ẖan. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo. Se kapitlet |