Online Bibel

- Annoncer -




Markos 11:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Markaas ayuu meel xoogaa u jirtay ka arkay geed berde ah oo caleemo leh, illaa halkii uu geedka ka taagnaa ayuu tagay si uu u arko inuu leeyahay mirro. Markii uu meeshaas gaarayna wuxuu arkay caleemo kaliya waayo ma eysan ahayn xiliga uu geedku miraha dhalo.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

13 Waẖu ka arkey mel fog gedki tini oa̱len leh, wa uimadey, waẖ kumahelin a̱len mahee, sababti maehen wakhtigi miraha.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

13 Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn.

Se kapitlet Kopi




Markos 11:13

Følg os:

Annoncer


Annoncer