Markos 10:51 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub51 Ciisana wuxuu ninkii weydiiyay, “Maxaad rabtaa inaan kuu sameeyo?” Wuxuu ku jawaabay, “Macalinow, waxaan doonayaa inaan wax arko.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH51 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad doonaysaa inaan kuu sameeyo? Indhoolihii baa ku yidhi, Sayidow, inaan wax arko. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)51 Yesuna wa ujawabey, waẖu kuyiri: Maẖad rabta inan kusubiyo? Ki inḋahalaa waẖu kuyiri: Maalin, inan arko. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah51 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad doonaysaa inaan kuu sameeyo? Indhoolihii baa ku yidhi, Sayidow, inaan wax arko. Se kapitlet |