Online Bibel

- Annoncer -




Markos 10:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Markey tobankii kale ee xerta ahaa arintan maqleen aad ayey Yacquub iyo Yooxanaa uga xanaaqeen.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Tobankii goortay taas maqleen waxay bilaabeen inay Yacquub iyo Yooxanaa u cadhoodaan.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

41 Tobanki kolkey maghlen waẖ ẖas, waẖay bilaben iney kuḋirfan Yaghub iyo Yohana.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

41 Tobankii goortay taas maqleen waxay bilaabeen inay Yacquub iyo Yooxanaa u cadhoodaan.

Se kapitlet Kopi




Markos 10:41

Følg os:

Annoncer


Annoncer