Online Bibel

- Annoncer -

Markos 10:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Kadib Yacquub iyo Yooxanaa wiilashii Sebedi ayaa u yimid Ciise. Waxeyna ku yiraahdeen, “Macalinow, waxaan dooneynaa inaad noo sameysid wax walboo aan kaa codsano.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Waxaa u yimid Yooxanaa iyo Yacquub oo ahaa wiilashii Sebedi, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaad noo yeeshid wixii aannu weyddiisanno.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Waẖa uimaden Yaghub iyo Yohana wilashi Sebedayo, waẖay kuḋehen: Maa̱lin waẖan rabna inad noyesho, waẖan katugno ḋan.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

35 Waxaa u yimid Yooxanaa iyo Yacquub oo ahaa wiilashii Sebedi, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaad noo yeeshid wixii aannu weyddiisanno.

Se kapitlet Kopi

Markos 10:35

Følg os:

Annoncer

Annoncer